4 Rikoor Oo Xun Oo Laga Diwaan Galiyay Kadib Ceebtii Barcelona Ee Benfica.

0
381

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa la kulantay guuldaro cusub oo bahdilaad ah tartanka Champions League, waxaana markan garaacday kooxda Benfican oo 3/0 ku xasuuqday kulan ka tirsanaa kulankii 2-aad ee wareega Group-yada champions League.

Kooxda Barcelona ayaa ku jirta kaalinta ugu dambaysa ee Group-kooda kadib markii laga badiyay 2-dii kulan ee ay ciyaartay champions league xilli ciyaareedkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here