Jowhar – ( radio Isnaay ) – Qadka dhexe Barcelona ee Sergio Busquets ayaa qiray in xaalka kooxdiisa ee Champion-ka uu adag yahay xilli cyareedkaan.
Arintaan ayaa imaaneysa ka dib guul darro xanuun badan oo sedex gool ah oo ay kala soo kulmeen kooxda Benfica oo ay marti ugu ahaayeen kulan tirsan wareegga 2-aad ee Group-yada Champion-ka
Wargeyska Marca ayuu Sergio Busquets ka yiri ” waxii kulankii Benfica dhacay waa arin adag , waana liidannay balse waxaan isu haysannay in aan wacannahay”