Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda deegaano hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa cabsi xoogan ka muujiyay in markale uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle waxa ayna shegeen in xiligan ay kugudi jiraan xiligan Tacabka beeraha ee xiliga Gu’ga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.