Yaa noqonaya Hoggaamiyaha Jarmalka kadib Angel Markel?

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Jarmalka waxaan weli kala caddeyn qofka noqon doona hoggaamiyaha dalka dhaca galbeedka Yurub, kaddib natiijadii doorashadii Axaddii dhacday ay muujisay inaanu jirin xisbi si buuxda u helay aqlibiyada.

Waxaana socda wadahadallo xisbiyada waaweyn ay la leeyihiin kuwa yar-yar, si ay u soo dhisaan dowlad.

F:G Wixii soo Arrimahan ku soo kordha kala soco Bogga Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here