In ka Badan 150 Dhalinyaro ah oo ka Faa’ideystay Tababar ku Saabsanaa Nabadda iyo Haggaaminta Bulshada.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo ay soo tababartay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka faa’ideysteen Tababar socday ku dhawaad Hal sano waxa ayna  ka hadleen sida ay bulshada ugu shaqeyn donaan cilmigii ay soo barteen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here