Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka hirshabeelle Xaliimo Cali Saciid ayaa ku boorisay haweenka magaalada jowahr iyo guud ahaan haweenka doonaya siyaaasada qaranka iney dulqaad muujiyaan waqti badana ay galiyaan marka ay xilalaka doonayaan si ay uhelaan saamiga haweenka ee 30% ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.