Hay’adda UNICEF iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo ka Wadda Hadlay kor u Qaadida Wacyiga Bulshada .

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta KGS Mudane Mustaf Sheekh Cabdullaahi (Mustaf Adaf) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Ha’yadda UNICEF gaar ahaan waaxda daadejinta adeegyada aasaasiga ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here