Magaalada Jowhar oo ku soo Badanaya Dadka ka Shaqeeya Ganacsiga Yar yar.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsiga yaryar waa midka ugu badan ee kajira Suuqyada magaalada Jowahar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle iyadoona qaarkood ay sameynayaan horumar,waxaana haatan aqoonyahanada bartay cilmiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ay dhiirigelinayaan ganacsatada leh Ganacsiga yaryar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Cabdiraxmaan. Abuukar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here