Xaalado Caafimaad Daro oo soo Wajahday Qoysas ku nool Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Tuulada buulo Axmed Cigow waxa ay dhanka koofureed kaga began tahay degmada Mahadaay waxaa soo wajahday dadka ku nool tuuladaasi xaalado caafimaad daro waxa ayne in tabadan xanuunada ay haleeleeyn caruurta iyo haweenka tuuladaasi ku nool.

Qaar ka mid ah haween ku nool tuuladan ayaa kawarbixiyay xanuunada ay ladaalaa dhacayaan  caruurta iyo haweenka waxayna tilmaameyn in ay dhibaato ku qabaan in ay heysan Xarumo caafimaad oo lagu dabiibo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here