Ururka Dhalinyarada Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Fariin Adag Udiray Madaxda Hirshabeelle.

0
369

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fartuun Aaddan Xeefoow oo ah gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ugu baaqday maamulka gobolka iyo guud ahaan Madaxda hirshabeelle in la sameeyo isla xisaabtan si dhalinyarada ay uga helaan shaqooyin loona ogaado waxyaabaha ay qabanayaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here