Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Ajakis oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Alle ha u naxariistee waxaa Maanta Magalada Muqdisho ku geeriyooday Majaajiliistihii Caanka ahaa ee Cabdi muriidi dheere oo loo yaqaanay ( Ajakis), kaas oo malmihii la soo dhaafay ku xanuun sanayay Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here