Hey’adda Tubta Nabadda oo Magaalada Jowhar ku Qabatay Kulan ku Saabsan Hoggaaminta Dhalinyarada.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan ay ka soo qeyb galeen maamulka hirshabeelle odiyaasha dhaqanka Gobolka shabellaha dhexe, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale ayaa waxa looga hadlayay sidii dhalanyarada ugu qeyb gali lahayeen siyaasada  iyo hogaaminta dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here