Shaxda Laga Yaabo In Ay Arsenal Kaga Hor Tagto Brentford.

0
367

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Arsenal ayaa ka hor kulanka Tottenham ku hubaysan koox taam ah iyada oo Mikel Arteta xaqiijiyay in uuna ka wal-walayn taam ahaanshaha xiddigaha ugu muhiimsan kooxdiisa.

Gunners ayaa maanta 6:30 marti galin doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Tottenham iyaga oo isha ku haya guushoodii 3-aad oo xidhiidh ah horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Kooxda Arteta ayaa dib u helaya xiddiga Granit Xhaka kaas oo ka soo laabtay kaadh cas waxana uu diyaar u yahay in uu ku bilowdo shaxda kooxdiisa kulankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here