WFP oo raashinka ka jareysa qarooxtiga ku nool Kenya.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda cuntada adduunka ee WFP ayaa jaraysa raashinkii ay siin jiray
440,000 oo qaxooti ku nool dalka Kenya, waxayna ku sheegtay
dhaaqaalo daro baahsan oo soo foodsaartay hayada.

WFP Waxa ay sheegtay in lacagaha lagu iibin jiray Rashiinka islamarkana
hey’adaha Caalamiga ah ay ka cabin jireen balse hadda wax la’cag ah
aanan ka helin Sababta ugu weyn ee rashiinka laga jaraayo qaxootiga
ayaa ah in hey’adaha ay joojiyeen bixinta lacagaha.

WFP waxa ay sheegtay in uu socda qorshe dib loogu soo celinaayo
rashinka hatan laga jaraayo qaxootiga ku nool dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here