Thomas Tuchel oo Sharaxay Sababtii Uu U Badalay N’Golo Kante

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Thomas Tuchel ayaa meesha ka saaray cabsidii laga qabay in N’Golo Kante uu soo gaaray dhaawac kale kadib markii la badalay kulankii Aston Villa ee FA Cup.

Xiddiga khadka dhexe ayaa dhaawac ku bilowday xilli ciyaareedkan isaga oo seegay kulamo muhiim u ah kooxda Chelsea xilli ciyaareedkan.

Kante ayaa badal ku soo galay qaybtii dambe ee kulankii Tottenham Axadii kadib markii uu ka soo laabtay dhaawac uu ku maqnaa kulamadii ugu dambeeyay.

Xiddiga ayaa ku bilowday kulankii Carabao Cup-ka laakiin waxa lagu badalay Mount laakiin Tuchel ayaa sheegay in uuna badalku dhaawac sababtii ahyn.

“Mason iyo N’Golo waxa cadayd in ay wadaagaan kulanka laakiin ma jirin wax dhaawac ah ma jirin”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here