Gabdhaha ku shaqeysta Qurxinta Dumarka oo Ku soo Badanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaliima cabdi waxa ay ka mid tahay gabhdha wax bartay ee  ku nool Magalada jowhar ee caasimada dowladgoboleedka hirshabeelle sido kale xalima waxa ay ka mid tahay gabdhaha kushaqeysta xirfada make upka ama qurxinta wajiga hablaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here