Bulshada Jowhar oo Hirshabeelle ka Dalbaday in la kordhiyo Kulamada looga Hadlayo Wacyigelinta Qabyo Qoraalka Dastuurka.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili dhawaan magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabeelle lagu qabtay kulan soconayay ilaa sedax maalin oo looga hadlayay soo bandhigista iyo baahinta warbixinta Dastuurka ee wasaraada Dastuurka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hataan waxaa bulshada kala duwan ee magaalada Jowhar ay ku baaqayaan in la badadiyo Kulamada la xiriiro arrimaha Dastuurka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here