Fatahaado Horleh oo laga Cabsi Qabo in ay Ku Dhuftaan Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool tuulada geedo barkaan ayaa wadda daallo ay iskga difaacayaan daadad ka soo rogmaday wabiga shabeelle kaasi oo laga cabsi qabo in ay gudaha u galaan tuulada sida uu Radio Isnaay Usheegay Gudoomiyaha tuulada geedo barkaan Ciise Xaxamed Xasan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here