Fahfaahino ka soo baxaya Shil khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Hargeysa.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo  ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid uu siday Arday waxkabarata Iskuul ku yaalla Hargeysa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here