Chelsea oo Rigoorayaal Ku Garaacday Kooxda ASton Villa.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xogta guud ee kulanka Chelsea iyo Aston Villa  ayaa soo bandhigay ciyaar aad u diirran oo u furneyd labada dhinac , waxa uuna tartaankaan ka tirsanaa   EFL Cup-ka

Chelsaa ayaa dhanka maamulka ku sareeysay balse Aston Villa  waxa ay ku wacnaayee nmaamulka kubadda

Chelsea waxa  ay ka sheegteen dhameystir la`aan ilaa goolka ay heleen daqiiqadii 54-aad waxaana saxiixay Warner halka goolka bareejada Aston Villa uu yimid daqiiqadii 64-aad

Aston Villa waxa  ay ku wacneyd kubadaha rogaal celiska  ah mararka qaarna waxa ay ka sheeganayeen qasaarimta fursadaha

Dhamaadkii ciyaar isu dheeli tiran ayay soo bandhigeen labada koox waa ayna mudnaayen in gool ay helaan  , waxa ayna ciyarta ku dhamaatay bar bar dhac min hal gool ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here