Donald Trump oo Dacwad kusoo Oogay Gabadh uu Adeer u yahay.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa dacwad kusoo oogay gabadh uu adeer u yahay iyo wargeyska New York Times kadib warbixin la daabacay sanadkii 2018 oo shaki looga muujiyay canshur celinta Trump.

Dacwaddan ayaa Mary Trump iyo weriyeyaal ka tirsan wargeyska ku eedeyneysaa inay galeen qorshe khiyaano ah oo lagu raadinayo dokumentiyo xasaasi ah.
Waxaana la sheegay in gabadhan ay kaalin weyn ka qaadatay warbixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here