Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Xasan Nuur maxamuud oo bartay cilmiga caafimadka kana howl gala xarunta caafimaadka Badar ee magaalada jowhar ayaa sheegay in cuduradda qaar ay dadka U isticmalaan daawooyin ay iskood usoo iibsadeen iyagoo aan dhaqtar tagin.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.