Haweenka Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Horumariyaan Waxbarashada Deegaanka.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaya kulamada ay yeelanayaan guud ahaan haweenka kasoo jeedo g/sh/dhxe kuwaas oo isgu jiro dhalinyarro iyo haweenka atimha bulshada.

Maryan xaaji daa,uud oo ah xoghayaha ururka haweenka degmada jowhar ayaa ugu baaqday haweenka inaay ku dadaalaan Horumarinta waxbarashada Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here