Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad 50 ruux oo isgu jiro wariyayaal ka socday idaacadaha jowhar ,wasaaradda warfaafin hirshabelle iyo ururka haweenka ,ayaa loo qabtay tababrkan waxaana lagu barananay ,hab tabinta doorashooyinka iyo ilaalinta koontada haweenka ee sodanka boqolkiiba ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.