Magaalada Jowhar oo laga Daahfuray Tababar ku Saabsan Dastuurka Dalka.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka ayaa lagu soo bandigayaa warbixinta dib-u-eegista dastuurka oo soo koobaysa guulihii laga gaaray dib-u-eegista dastuurka, caqabadihii lala kulmay iyo sidii looga gudbi lahaa. Sidoo kale, warbixinta ayaa soo jeedinaysa xulashooyinka ku saabsan arrimaha ubaahan wada xaajoodka siyaasadeed sida Awood Wadaagga, Maqaamka Caasimadda, Hannaanka Caddaaladda iyo Asluubta, Maamulka Maaliyadda Dowladd, khayraad wadaagga iyo amniga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here