Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo Magaalada Jowhar ka Wadda Kulamo looga Hadlayo Horumarinta Haweenka.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa maalmahii ugu danbeeyay ay waday, wasaaradda arimaha haweenka iyo xuquuqul insaanka hirshabelle ,kulamo ay la yeelanayaan haweenka qeybhaooda kala duwan ,sida dhalinyarada haweenka heer gobal iyo degmo iyo haweenka bulshada rayidka ah ,sidii haweenka kor loogu qaadi laha aqoontooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here