Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ay ka socdaan howlo dib loogu dayactirayo

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran oo dib loogu dhisayo safaaradda ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya muwaadiniin Soomaaliyeed iyo shirkadaha Soomaalida ee Kampala ka howl gala qaarkood.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here