Magaalada Jowhar oo ku soo Badanaya Bangiyada Bixiya Maalgalinta Ganacsi.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii danbe waxaa sii kordhayay shaqsiyaadka deymaha ka qaato bangiyada dalka kuna bilaawo ganacsiga iyo kuwa lahaa ganacsiyo yaryar oo sidoo kale iyagan deymo ka qaato bangiyada si ganacsigooda u balaariyaan,iyadoona bangiyada ay si billa ah lacagaha kaga celiyaan shaqsiyaadka deymaha qaatay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here