Liverpool oo Si Lama Filaan Ah Ugu Cad-Cad Saxiixa Robert Lewandowski.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cad-cadahay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Robert Lewandowski.

Heshiiska 33 jirkan ee Bayern Munich ayaa dhici doona xagaaa 2023 waxana uu maamulak kooxdiisa u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda si uu u raadsado tartan cusub.

Sidaas darteed Lewandowski ayaa si lama filaan ah loola xiriiriyay inuu u wareegayo Premier League inkasta oo ay Real Madrid xiddiga isha ku hayso si ay ugu xoojiso weerarkeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here