Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Xoolaha Nool ee Seylada Magaalada Jowhar.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Ganacsatada seylada xoolaha jowhar ayaa sheegay in cudurro iyo fatahaad iskugu darsameen ay sababatay in xoolahii ay ku yaraadeen seylada jowhar waxaana lakala siisanayaa qiimo aad u sareeyo xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here