Real Madrid Oo Guul Wakhtiga Dhimashada Ah Ka Gaartay Inter Milan.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaa guul dirqi ah ka gaadhay Inter Milan kulan ka dhacay San Siro oo caaji ahaa kana tirsanaa wareega Group-yada champions league

Kulanka ayaa ahaa mid ay Inter Milan ahayd kooxda fiican marka loo eego fursadaha fiican in ay iyagu heleen waliba ka weerar fiicanaayeen.

Dhanka kale Inter Milan ayaa qaybtii hore ahayd kooxda fiican dhinaca kubad haysashada xilli ay Real Madrid ku dhibaatootay in ay wax saamayn ah samayso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here