Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaw ee Dulleedka Jowhar oo Sheegay in Fatahaadaha iyo Roobabka is biirsaday ay go’doomiyeen Tuuladaasi.

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Gudoomiyaha Tuulada Bayaxaaw Oo La Hadlay Idaacada Isnaay Ayaa Sheegay In Fatahaada Webiga Shabeelle iyo roobabka isbiirsaday ay go doomiyeen Tuulada Waxa Uuna Sheegay In Ay Dhibaateesan Yihiin Dadka Ku Nool Tuuladaasi.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaaya Cabdi Wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here