Ururka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku Baaqay in la Qaato Tallaalka Covid-19.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa laga dareemayaa magaalada jowhar gaar ahaan isbitaalka guud ee gobalka inta badan bulshada inaaya qaadanayaan talaaka Astarazone oo si lacag la,aan ah laguu talaalayo.

Sidoo kale shaqaalaha hey,adaha iyo dadka u shaqeeyo maamulka inaay qaadanayaan talaalka madaama lagu wargaliyay qaadashada talaalka iygoo loogu geeynaayo goobahooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here