Hanti-dhowrka Guud oo kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – JHanti-dhowrka Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshay wakiillo ka socday Midowga Yurub.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dadaallada socda ee ku aaddan dib-u-habaynta maamulka maaraynta Maaliyadda iyo dowlad Wanaagga dalka, iyo sidoo kale taageerada farsamo ee Midowga Yurub uu siiyo Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here