Kulan ku Saabsan Horumarinta Haweenka Hirshabeelle oo lagu Qabtay Jowhar.

0
139

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo qabanqaabisay hey,addan tubta nabadda soomaaliyeen waxaa iska kaashanayay ,wasaaradda arimha dibadda filand,xafiiska ra,iisalwasaaraha iyo hey,ada FCA,iyadoo ay ka soo qeyb galeen in ka badan 30 haween ah oo kala socday  bulshada rayidka,ururadda haweenka heer gobal ,degmo iyo haweenka siyaasiyiinta ah ee hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here