Ganacsatada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay la Yimadaan Hal-abuur Ganacsi.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inaad la timaado fikrad ganacsi oo aan ka jirin deegaanka aad ganacsiga ka bilaabeysid waxa ay kuu saamixi kartaa in aad hesho macaamiil badan sidaasna uu ganacsigaa uu ku noqdo  mid  miro dhalo,iyadoo taa jirto ayaa aqoonyahanada magaalada Jowhar waxa ay ugu baaqayaan ganacsatada magaalada in ay la yimaadaan fikrado ganacsi oo ka duwan ku haatan jiro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here