Kulan looga Hadlayay Horumarinta Deegaanada Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
151

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 50 haween ah oo isugu jiray wasiiro, xildhibaano, sanetaro iyo ururadda haweenka,ururada dhalinyarada ee gobollada sh/dhexe iyo hiraan ayaa looga hadlay sidii sare loogu qaadi lahaa ,dhanka waxbarashada,caafimaadka,ganacsiga,siyaasadda  iyo Nabdda .

Warbiixntan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here