Diyaarad Militeri oo ku Burburtay Koonfurta Wadanka Suudaan.

0
126

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ugu yaraantii 3 kamid ah Militeriga wadanka Suudaan ayaa ku dhintey halka Afar kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii ay soo dhacday Diyaarad Elekobter ah oo ay saaranaayeen Askartaas.

Diyaarada ayaa waxaa ay ku dhacday Koonfurta Webiga Nile si gaar ah meel u dhaw Magaalada Khartuum ee Caasimada Wadanka Suudaan.

Dadka dhintey ayaa waxa kamid ah Nin Derjadiisa Kornel lagu sheegey inkastoo aan Magaciisa la shaacin waxaan ka tacsiyeeyey Geeriada Askartaasi R/wasaaraha wadanka Suudaan Cabdalla Zamduu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here