Xeryaha Barakacayaasha jowhar oo markii ugu horeeysay laga Bilaabay Qaadashada tallaalka Covid-19.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Talaalka ka hortaga Covid-19  ayaa ka bilowday 6dii bishan septembar magaalada jowhar gaar ahaan xeryaha barakaca iyo isbitaalka guud ee jowhar sida ay sheegtay madaxa tallaalka hir/shabelle Seynab cabdulle maxamuud.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here