Xaalado Caafimaad Daro ah oo Soo Wajahay Dadka Ku Nool Tuulooyin Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
153

Tulooyin badan oo hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa sameeyn xoogan ku yeeshay Fatahaadaha Wabiga Shabelle oo Sanadkan sababay iney go’aan Beerihii ku yiilay Dalagyadii kala duwana waxaana hadda soo wajahday Xaaldo Caafimaad Daro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here