Saxiixa Cusub Arsenal Ee Tomiyasu Miyuu Ciyaarayaa Kulanka Norwich City?

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wararka laga helayo Arsenal ayaa sheegaya in saxiixooda cusub ee Tomiyasu la siiyay warqadha ruqsadda shaqo ee Ingiriiska isla markaana uu diyaar yahay kulanka sabtida ay la ciyaarayaan Norwich Ciy

Laacibkaas 22 sano jirka ah ayaa Arsenal uga yimid kooxda Bologna waxa ayna ka dulqaadeen Tottenam , waxaana haatan la xusayaa in Arteta uu ku tiirsanaan karo laacibkaas

Evening Standard ayaa laga sii xiganayaa in wiilkaan reer Japan ay u badan tahay in kulankaas uusan ku soo bilaaban balse uu qeyb ka noqon doono .

Tomiyasu ayaa Arsenal u saxiixay hishiis gaaraya 4 sano , waxa uuna kooxda Bologna u soo saftay 64 kulan iyadoo uu dhaliyay sedex gool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here