Tababarkan ayaa waxaa soo agaasimay Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle waxaana ka faa’ideysanaya Beeraleyda gobolka shabeellaha dhexe inta uu socda tababarkan waxaa diirada lagu saraaya Sare uqaadida wax soo sarka Beeraha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.