Maamulka Tuulada Boodaale ee Dulleedka Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Saameeynta Fatahaada Wabiga.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada boodaale oo bartamaha bishii aynu ka soo gudubnay ay Fatahaadaha  barakiciyeen ayaa sheegay in xilligan ay dhawdahay buqda oo ay wax yar ka dhiman yihiin balse halisteeda lee dahay sida uu Radio Isnaay Usheegay Aadan Ooyaaye Ibraahim oo ah Gudoomiyaha Tuulada Boodaale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here