Bangaladesh oo lagu Arkay Maska ugu halista Badan Adduunka.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybo kamid ah waqooy galbeed dalka Bangaladesh gaar ahaan deegaanno dhaca buuraha Padma waxaa dhibaata ku haya mas halis ah oo la yiraaahdo Russell’s viper.

Maskan ayaa maalmihii ugu dambeeyay qaniinay dad badan xilli uu cabsi ku reebay halkaas.

Russell’s Viper ayaa ah maska ugu halista badan Bangaladesh.

Dadka uu qaniinay maskan waxaa lagu arkay dhiig bax joogto ah, xinjirowga dhiigga, nabarro dhanka isha ah, qeybo kamid ah jirkooda oo qallalay iyo kilyaha oo shaqadooda gabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here