Man United oo Xaqiijisay Lambarka Uu Edinson Cavani U Qaadan Doono Kooxda.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay Lambarka Uu Kooxda u xidhan doono xiddiga Edinson Cavani kadib markii laga qaaday Lambarkiisii hore.

Cavani ayaa horay Man United xilli ciyaareedkii hore ugu xidhanayay No.7 laakiin United ayaa ka qaaday Lambarkaas kadib markii uu Cristaino Ronaldo ku soo laabtay kooxda Man United.

Man United ayaa haatan xaqiijisay in uu Cavani kooxda u xidhan doono No.21 oo ah mid banaan kadib markii uu xiddiga Dan James ka tagay kooxda intii lagu jiray suuqii xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here