Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo Dhaweeyay Magaalada Jowhar.

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdiga la socday kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, Xildhibaano, Wasiiro, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here