Barcelona oo Lambar Cusub U Xereysa Dembele.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa shaaca ka qaaday lambarka uu xeranayo Dembele xilli ciyaareedka 2021/2022-da

Waxa ay Barca shaaciyeen in Dembele uu xeranayo lambarka 7-aad ka dib markii uu kooxda ka huleelay Griezmann

Dembele waxa uu Barca horay ugu xeranayay lambarka 11-aad ka dib markii kooxdaas Neymar ka huleelay Barca halka Griezmann oo amaah haatan ku baxay ay keentay in lambarkiisa la siiyo wiilka isku wadanka yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here