Mareykanka oo Muwaadiniintiisa uga Digay inay u safraan Canada.

0
137

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan ayaa isu socodka waddamada Canada iyo Mareykanka dib loo furay kadib markii uu COVID 19 aawadii u xirnaa muddo sanad iyo bar ku dhow, hase yeeshe Mareykanka ayaa kula taliyay muwaadiniintiisa inay hadda ka fiirsadaan aadista Canada.

Mareykanka ayaa digniintiisa ku sababeeyay COVID-19 oo kordhaya dartiisa, laakiin dadka ka shaqeeya hoteellada iyo goobaha dalxiiska ayaa ka cabanaya tallaabadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here