Kulan looga Hadlayay ka Hortagga COVID-19 oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo gacan ka heleysa hay’adda I.R.C ayaa soo agaasintay kulan looga hadlayay sidii looga hortagi lahaa qatarta halista COVID-19 Iyo faa’idada talalka uu uleeyahay ka hortaga cudurka ayaa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here