Dowladda Soomaaliya oo Lagu Wareejiyay Gadiid Iyo Agab Loogu Talagalay COVID-19.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, isla markaana ka jawaabaya saameynta uu ku yeeshay COVID-19 dhaqaalaha Soomaaliya ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo Saddex gadiidka gurmadka dega dega oo loogu talagalay magaalooyinka Tog-wajaale, Dhoobleey iyo Balad-xaawo oo dhammaan ku yaallo xuduudaha dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here